WhatsApp Image 2025-09-24 at 22.23.42

guddiga qaran ee

tacliinta Sare

hawlaha hortabinta leh

Halbeegyo iyo Habraacyo

Dejinta iyo faafinta Halbeegyada iyo Habraacyo Qaran oo cad-cad oo lagu qiimaynayo, laguna horumarinayo dhammaan hay'adaha tacliinta sare ee dalkeena ka jira

aqoonsi

Maamulka Halbeegyo dhamaystiran ee dib looga eegayo bixinta, cusboonaysiinta ama kala-laabashada aqoonsiga ha'yadaha tacliinta sare iyo barnaamijyada waxbarashada 

tayodhowrka

Fulinta Kormeer joogta ah, hubinta isku-duwidda siyaasadaha iyo hirgelinta qaab-dhismeed lagu xoojinayo isla-xisaabtanka si loo horumariyo loona joogteeyo tacliinta tayo sare leh

Siyaasad iyo istaraatiijiyad

Muujinta hoggaan istraatiiji ah iyadoo lagula talinayo dawladda dib-u-habeynta siyaasadaha, dib-u-eegista nidaamyada jira, iyo dejinta istraatiijiyado waqti dheer ah

kormeer iyo qiimeyn

Kormeer joogta ah si loo hubiyo  in hay'adaha tacliinta sare u hogaansamaan halbeegyada iyo habraacyada ku xusan Sharciga Tacliinta Sare iyo xeerarka ladejiyay

cilmibaaris iyo horumar

Firfircooni joogta ah oo lagu horumarinayo awoodda cilmibaarista, hal-abuurnimada iyo isku-dhafka teknoloojiyadda ee Hay'adaha Tacliinta Sare 


Links

Contact Us

Villa Soomaaliya, Muqdisho, Soomaaliya
+252610864444
info@nche.gov.so
Scroll to Top